Somali
radio homepage
Dhegeyso barnaamijkii baxay ee ugu danbeyey.
dhegeyso barnaamijyada goo'gooskooda.
Ka dooro macluumaadka soo socda, kaad rabtid.
- Dhalinyarada iyo Bulshada.
- Arimaha Somaliya.
- Wararka iyo arimaha cusub.
- Qolka Kaydka.



Banaamijka raadyaha ee Afka Somaliga.  Translate to English 

Ku soo dhowaada Idaacada SBS Laanta afka Somaliga.

Waxaan soo bandhignaa warar iyo faalooyin madaxbanaan asbuuc kasta. Sida oo kale waxaan asbuuc kasta soo bandhignaa barnaamijyo ka hadlaaya waddankii hooyo, aduunka oo dhan iyo weliba wax yaabaha ka dhacaya waddankan Australia.